Jaliyada Oga ee Taxes (3)

Shir waynihii jaaliyada somalida ogadenia we gobolka Texas ayaa malintii axada ahayd kadhcay magalada Amarillo ee gobolka Taxes cariga Maraykanka. shirkan oon loo kala hadhin Reer Texas sida Amarillo, Houston, San Antonio ,Dallas, ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan jaaliyada ha kala ah (1) ogadenia (2) Somali wayn (3) iyo Oromia Ee gobolka Texas.

Jaliyada Oga ee Taxes (7)

Shirkan waxa khudbado taariikhi ah oo badalay shucuurtii dad waynaha kasoo jeediyay madax sarsare oo kamid ah jabhada wadaniga xoraynta ogadenia sida mudane AXMAD MAJEERTEEN , mudane XASSAN TURKI iyo masuuliyiin kale oouu kamid yahay gudoomiyaha jaaliyada Maxamud Shaafi gudoomiyaha OYSU mudane Salax Maxamad gudoomiya ha dumarka ogadenia Halganto Nimco maxamad Xusen ,C/naasir nuur codey ,C/rashiid shiekh iyo masuuliyiin kale waxaana dhamaan laysku raacay inla labajibaaro halganka ogadenia ee xaqa ah.

Jaliyada Oga ee Taxes (2)11111970_10206946038319509_8866171219255783395_n[1]

Shirkan oo aad ubaldhanaa abidna aan horay uga dhicin gobolka Taxes shir nocan oo kala ah ayaa waxaa uu dalilcad u yahay sida xowliga ah ee uu u u gaamuray halnganka xoriyad doonka ah ee shacabk ogadenya ay ugu jiraan ay aka tashigooda

Jaliyada Oga ee Taxes (1)Jaliyada Oga ee Taxes (6)

Shirkan ayaa jawii aad u wanagasan farxad iyo rayn rayn ku soo dhamaaday.

Guul iyo Gobonimo.

ONA,

Taxes, USA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay