Wararka gagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhex maray Ciidanka wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya iyo ciidamada wayaanaha kuwaasi oo ka kala dhacay deegaanada kala ah Ceela-obbo iyo Gooble.

29 May 31, 2015 oo ahayd daraato casarkii waxay ciidanka wadaniga xoraynta Ogaadeeniay ku gubeen laba gaadhi oo gurmad u ahayd ciidamada wayaanaha ee dagaalka kula jira dadka shacabka ah ee dagan xuduuda gobolka Qoraxay la wadaago dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Goodle oo degmada shilaabo kaga toosan xagga bariga, waxaana halkaasi ku basbeelay labadii gaadhiyo wixii saarnaa oo aan waxba ka bixin.

25 May 31, 2015 Ceela- obbo dagaal ka dhacay waxaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay  11 Askari waxaana lagaga dhaawacay 13 kale

20 May 31, 2015 fal gaadmo ah oo ay ciidanka JWXO kafulyeen ciidamo wayaanuhu lahaa oo isugnaa Ceela-obbo waxay kaga dileen 2 Askari waxayna kaga dhaawaceen 1 kale.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay