Sidaan horay idiinku soo gudbinay waxaa magaalada Minnesota ee dalka Maraykan lagu dhigay riwaad siwanaagsan loosoo agaasimay . Riwaayadan ooy soo bandhigeen Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee wadanka Maraykanka ayaa ciiwaankeedu ahaa * Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay* . Waxaa kasoo qaybgalay riwaayadan shacab aad utira badan oo aad uxiisaynaya suugaan halgameedka shacabka Somalida Ogadenya.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan qayb kamid ah riwaayadii lamagac baxday * Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay*.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay