Wareysi ay Idaacadda Goobjoog la yeelatay Gudoomiye Ku-xigeenka JWXO mudane M. Ismaaciil Cumar ayuu arima badan oo muhiim ah kaga hadlay, isagoo ka xogwaramay in maxaysatada Liyu booliska ay yihiin ciidan Itobiya ay hubaysay uguna talagashay inay shacabka Somaliyeed ku gumaado.  Wuxuuna uga digayaa siyaasadda Itobiya ee qaybinta shacabka Somaliyeed iyo iska horkeenidooda. Dhagayso:

      1. 120217_001 - My Recording

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay