Laanta Axmaariga ee Idaacada VOA ayaa maanta waraysi layeelatay Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Xasan Macalin.  Waraysigan ayaa ku saabsanaa siidayntii lasiidaayay labadii Masuul ee kal hore nabadsugida Gumaysiga Itoobiya ka qafaasheen caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

Waxaa lawaydiiyay Mudane Xasan macalin su’aalo dhawr ah ooy kamid ahaayeen qaabkii lagu siidaayay labada masuul, dhinacyada ku hawlanaa siidayntooda iyo xaalada ay hada ku sugan yihiin. Sidoo kale waxaa Mudanaha wax laga waydiiyay wadahadalladii udhexeeyay Jabhada JWXO iyo Gumaysiga Itoobiya meesha ay marayaan.

Waxaad hoos ka heli kartaan waraysigii la layeeshay Mudane Xasan macalin, Hogaanka Warfaafinta JWXO ee dhigaysi wacan.hoos ka dhageysio daqiiqada 12:00 ayuu ka bilaabanaya wareysiga.

 

http://amharic.voanews.com/audio/2780175.html

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay