Wararka aan kahelayno xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya jidgooyo ay Ciidamada ONLF udhigeen ciidamada wayaanaha Ethiopia kuwaas oo u socday xuduuda somaliya.

2/6/15 Qarsooni oo dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay katirsan kamiin ay CWXO kaxidheen waxay ku holciyeen 2 gaadhi oo nooca Uuraalka looyaqaano ah. Waxaana ku basbeelay dhamaan wixii saaraa oo dhan.

Baabuurtan oo waday ciidan aad u tiro badan ayaa ahaa baabuur gurmad u ah ciidamada gumaysiga ee xaduuda somalia kadagaalamaya waxuuna ciidanku ahaa koron koro.

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegtay in ciidamada Liyuu poliska ee Qarsooni lagu haleelay ay halkaas ku jabeen.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay