Xarunta dhexe ee JWXO ayaa nasoo gaadhsiiyay daggaalo lagu qaaday ciidamada Gumeysiga ee kusugnaa Birqod
4/6/15 Birqod oo Gobolka Jarar katirsan jidgooyo ay CWXO ka xidheen
waxay ku gubeen 1 baabuur oo nooca ay ciidanka wayaanuhu qaataan ah
waxaana ku halaagsamay dhamaan wixiisaaraa.


2/6/15 Birqod waxaa sidoo kale kugadoomay baabuur ay saaraayeen
ciidamada kumaysigu oo jidka marayay waxaana ku nafwaayay 20 askari
halka 30 kalana uu jajab aad ubadan kasoo gaadhay baabuurkan ayaa
kabaxsanayay kudgooyo ay CWXO udhigaan wuxuuna galay shil kadaran kii
uu ka baxsanayay.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay