04.06.2015  waxaa Ciidamada Gumeysiga Ethiopia kageysteen falal argagax leh magaalada Birqod ee gobolka Jarar.

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa ku gadooday shacabka ree Birqod kadib markii ay jab kala kulmeed daggaaladii Ciidanka JWXO kusoo qaadeen.


Ciidamada waxmagaradka ah ee Gumeysiga Ethiopia ayaa Xasuuq gadood ah kula kacay  dadka rayidka ah ree Birqod.

Shacabkaas loo taxaabay xabsiga waxaa magacyadooda lanooga sheegay 
1 Fure xuseen ayax iyo
2 Yaasiin cabdulaahi faarax.

Gumeysiga Ethiopia ayaa ku eedeyay shacabka inay taageero siiyaan Ciidamada Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaden.

Wararka kasoo kordha Birqod kala soco ONA

 

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay