Wakiilada gumaysiga ee Jigjiga ayaa sheegaya in 2/6/15 magaalada Jigjiga lakeenay 7 kornayl oo ka tirsan Woynaha kuwaasoo dhaawacyo halis ah qaba.

Dhaawacyada ay qabaan Korneeladan lakeenay Jig Jiga ayaa lasheegaya inay yihiin kuwo halis ah oo laga yaabo inay u dhintaan.

Waxaa kale oo Korneeladan wehelinaya ciidan aad utiro badan oo iyana dhawacyo kala duwan qaba kuwaas oo iyana la keenay magaalada Jig Jiga

islamaalinkaas la keenay dhaawacan magaalada Jig Jiga waxaa halkaas ku bakhtiyay oo lagu aasay magaalada Jig Jiga 2 korneyl oo kamida ciidanka gumeysiga oo midkamida lagu magacaabi jiray

Kornayl Good iyo ninkale oo aanaan magaciisa helin.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay