Gabaygan la magac baxay Galad wuxuu ka dhashay farxadii shacabka Ogadenya saamaysay kadib markii  uu ilaahay gacanta cadowga ka soo daayay labo masuul oo ururka ONLF ka mid ah.

      1. Galad.mp3

Halgame Sulub Cadi Axmed iyo halgame Cali Axmed Xuseen (Cali dheere) waxaxaa sanadkii hore laga afduubay magaalada Nairobi xabsi Addis Ababa ku yaala ayayna mudo sanad iyo badh ah ku xidhnaayee.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay