Magalaada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa maalinta beri ah lagu qaban doonaa xaflad siwayn loo soo agaasimay taasi oo lagu soo dhawaynayo masuuliyiintii ay Ethiopia ka afduubtay magaalada Nairobi sanadkii hore oo dib u helay xoriyadooda kadib dadaalo diblamaasiyadeed.

Masuuliyiinta oo kala ah Sulub Cabdi Axmed iyo Cali Axmed Xuseen ayaa soo dayn tooda waxaa aad ugu farxay dhammaan ummada xaqa jecel gaar ahaa shacabka reer Ogaadeeniya ee daafaha caalamka

Og

 

 

 

 

 

 

 

Xaflada oo maalinta beri (Sabti 06/06/2015 ) ka saacadu markay tahay 2:00pm (Duhurnimo) ka dhici doonta Hotel Bin Cali oo  ku yaal badhtamaha xaalada Islii ee magalada Nairobi ayaa waxaa soo qaban qaabiyey jaaliyada Ogaadeeniya ee Magaalada Nairobi.

kasoo qaby galkiinu waa muhiim

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay