Wararka ONA ee nagasoo gaadhaysa Gobolka Shabeele taariikhdu markay aheyd 1/6/15 waxaa Shiniile oo Dagmada Dhadhaan ee Gobolka Shabeelle katirsan lagu xidhxidhay dadka kala ah
1 riish saxane Aw siyaad
2 bishaaro maxamad jaamac
3 xaliimo Axmad qorane

Xidhaygan waxaa geystay Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo olole xoogan oo xasuuq ah kawada deegaamada wadanka Ogadeniya.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay