Wariyaha ONA ee gobolka Jarar ayaa kasoo waramay xidhay baahsan oo kasocda deegaanka Birqod.

taariikhdu markay aheyd 1/6/15 waxaa magaalada Birqod oo Gobolka Jarar katirsan ciidanka cadawgu ku xidh xidheen dadka kala ah
1 maxamad cabdi madoobe
2 qorane faarax
3 badri oo aanan magaciisa oo buuxa haynin.

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa Birqod kawada xasuuq iyo xidhay loogeysnayo shacabka aan isdifaaci karin.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay