Waxaa dhamaan bulshada Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Norway lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya. Shirwaynahan ayaa sandkiiba lagu qabtaa mid kamid ah qaaradaha aduunka. Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo kahawlgala dhamaan dunida dacalladeeda ayaa dadaal badan oogu jira sidii ciisa somalida Ogadenya looga xorayn lahaa Gumaysiga Itoobiya ee mudada dheer xaqdarrada kujoogay wadanka Ogadenya.

Waxaad faah faahinta shirwaynaha Jaaliyadka Somalida Ogadenya kaheli kartaan muuqaalkan hoose.

aaaaa

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay