Wararkaan kahelayno Itoobiya ayaa sheegaya ineey kajirto biyo la’aan guud ahaan Itoobiya gaar ahaan magaalada Gonder oo katirsan gobolka Axmaarada. Wararku waxay sheegayaan in bulshada rayadka ah ee kudhaqan magaalada Gonder ay kuhabsatay biyo la’aan xoogan taasoo keentay sideey wararku sheegayaan in shacabku safaf dhaadheer ugalaan sideey jeerigaan biyo ah uheli lahaayeen maalintii.

Muuqaalkan hoose ayaad kadheehan kartaan baaxada ay leedahay biyo la’aanta kajirta magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada. Waxaase iswaydiin mudan haday mar haddii ay Itoobiyadii horumar ineey gaadhay sheeganaysay ay sidaas u biyo la’dahay xagay ka keenayaan biyaha ay sheeganayaan horjooge yaasha gumaysiga Itoobiya ee Ogadenya loowakiishay?

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay