Ciidamada geesiyiinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo weeraro isdaba joog ah ku haya kuwa guemystaha waqtigoodi gabaabsiga yahay, ayaa waxaa ONA soo gaadhay Warbixintii daggaalkii Abaaqorow.

Abbaaqorow oo ka tirsan Degmada iimay bari ee Gobolka Shabeele waxaa Ciidamada Xaqudirika ahi ee JWXO dhexda u galleen ciidamo Ethiopian ah oo kusugnaa deegaankaas Taariikdhu markay aheyd 30/05/2015.

Ciidamada ONLF jidgooyadan ay ka dhigeen Abbaaqorow waxay ku holciyeen 1 Gaadhi oo nooca Awraalka ah ee caanka ku yihiin Ciidamada gumeysiga Ethiopia. Awraalkaas oo ay saarnaayeen Ciidan aad u tiro badan oo hub iyo saanad kaleba saarnaayeen ayaa halkaas ku holcay waxii saarnaana dad iyo duunyaba uu ku basbeelay.

Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa aad u waday jidgooyada loo dhigayo Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo weerarada lagu qaadayo Xarumaha saldhigyada u ah.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay