TV-ga Sahara TV ayaa daba qaatay Raisal Wasaare ku sheega taliska Ethiopia.

Wariyaha TV-gan oo lagu magacaabo Adeola Fayehun ayaa su’aalo adag weydiisay rasial wasaaraha gumeysiga Ethiopia halkaas oo uu cagaha wax ka dayay,.

Gabadhan wariyaha ah ayaa daba oroday waxuuna markiiba orod ku galaa gaadhi oo uu halkaas kaga fakada wariyahan su’aalaha adag weydiisay.
Wariyaha ayaa weydiisay sababta uu u xidh xidhay suxufiyiinta dalkaasi Ethiopia. Hoos ka daawo

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay