Waxaa dhamaan Jaaliyada Somalida Ogaenya ee kudhaqan wadanka Finland la ogaysiinayaa inuu 13/6/2015 kadhici doono shir balaadhan magaalada Helsinki. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgali doona haduu ilaahay yiraahdo masuuliin sarsare oo asocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Faah faahinta goobta, wakhtiga iyo taariikhdaba waxaad kahelaysaan muuqaalkan hoose ee kasoo qaybgal wanaagsan.

findl

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay