Wariyaha ONA ee kasoo waramaya gudaha Ogadeniya ayaa soo tabiyay dad shacab ah oo lagu xidhay magaalada Birqod ee Gobolka Jarar iyo magaalada Jig Jiga ee Gobolka faafan. Waxuuna soo gaadhsiiyay laba magac oo kamid ah dadkaas lagu xidhay deeganadaas oo uu kamid yahay odey 90 jira oo da’ ah. magacayada labada qof ee ONA soo gaadhay ayaa kala ahaa

1. Kaamil Axmad Nuur waxay ciidanka wayaanuhu kuxidheen magaaladaBirqod ee Gobolka Jarar katirsan iyo .
2. Aadan Jibriil oo da’diisu tahay 90 Jir waxaa duqan lagu xidhay magaalada Jig Jiga.

Xidhayga dadka shacabka ah loogeysanayo ayaa maalinba maalinka kadanbeysa sii kordheysa dadkaas oo aan helin wax cadaalad ah iyo maxkamad la keeno toona.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay