onlaDhambaal Saaka laga soo diray Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa naloogu sheegay in Xalay ay galeen magaalada Dhagaxmadow N/hurayaal ka tirsan Qaybta Duufaan ee CWXO. Ciidanka galay oo ku socday sahan hoey loo siiyay ayaa goobtii loogu talagalay ku basiyay hub kala duwan oy ka mid ahaayeen qoryaha garabka laga rido ee RPG iyo qoryaha daradooriga u dhaca ee boobayaasha culus.

Ciidanka galay magaalada oo ahaa ciidan sigaar ah ugu tababaran weerarada noocan ah ayaa kasoo baxay iyagoo badqaba goobtii markay hubsadeen in hawlgalkoodii uu ahaa mid sidii loosoo qorsheeyay u fulay. Goobta la bartilmaansaday ayaa ahayd meel ay ku kulmayeen ciidamada cadawga oo lasii ogaaday, waxaana laga ogaaday xerada dhexdeeda inuu dhaawac iyo dhimasha badan ay jirto oo cadawga soo gaadhay.

Faahfaahin dheeraad ah ayaan kasoo qori doonaa kolba wixii kasoo kordha.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay