Jaaliyada soomaalida ogadeniya ee dalka Norway ayaa si heer sare ah ugu qayb gashay tartan sport.
a
ciyaartan ayaa waxaa ka qayb galayay ciyaar yahano caalami ah oo dunida daafaheeda ka kala yimid.

waxaa kaloo ka soo qayb galay jaaliyado kale oo ay kamid tahay jaaliyada oromia.b
Jaaliyada soomalida ogadeniya ee Norway ayaa dadaal wayn ugu jirta sidii ay uga dhex muqan lahayd dhacdooyinka maalin laha ah ee ka dhaca wadanka Norway hadii ay ahaato mid bulsho ama mid siyaasadeed..c
Jaaliyada soomaalida Norway waxay hadh iyo habeenba ku dadaalaysaa inay qadiyada soomaalida ogadeniya banaanka keento iyagoo meelkastana kusoo bandhigto dhibaatada iyo gumaysiga itoobiya ku hayso ummadena.d e f g h j
Warfaafinta Jaaliyada
Oslo, Norway

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay