Waxaa Fooda inagusoo heysa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan, Bishaas oo ah Bil Ummada Islaamka ahi ay Soomaan, waxaa muslimiinta Adduunku ay xasuustaan walaalahooda Muslimiinta ah ee Tabarta yar una baahan kaalmada gaar ahaan caruurta iyo aggoonta.

Hadaba Haayadaha Muslimiinta ah ayaa bilaabay Olole lagu xasuusinayo ummada Muslimiinta ah inay Bisha barakaysan kaalmo gaadhsiiyaan dadka tabaaleysan. Haayadahan Samafalka ah waxaa ee iclaamkan sameeyay waxaa kamida Haayad Kheyri ah oo ka howlgasha geeska Afrika oo ugu baaqaysan ummada muslimiinta ah gaar ahaan ummada soomaliyeed inay kaqeyb qaataan taakulada haayadan ay gaadhsiiso masaakiinta, danyarta iyo aggoomaha kusugan geeska Afrika.

Waxaa lagala xidhiidhi karaa Haayadan Kheyriga ah Boggiisa Horn Of Africa Foundation

ramadan appeal

Horn of Africa Foundation

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay