Peter de Clercq

Peter de Clercq

Ban Ki-Moon ayaa ansixiyay magacaabista Peter de Clercq oo kasoo jeeda dalka Netherland in loo magacaabay ku xigeenka Danjiriihisa gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan taakuleynta iyo Hawlgalada Qaramada midoobay ee dalka Somalia (UN assistance Mission in Somalia).

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabislan Somalia waxa uu badali doona Philippe Lazzarini oo kasoo jeeda dalka Switzerland ninkaas oo isna loo badalay  innuu ka howlgalo dalka Lubnaan.

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay