Jaaliyada S.Ogadenia ee magaalda San-Jose ee goboka California ayaa shalay isugu timid  banaanbax ay kaga soo horjeedaan calooshood u shaqays tayaashii uu dhiig yacab meles Zinawi u soo madalufiyaya qurbaha si ay uga iibiyaan been aan jirin oo caalamka lawada ogsoonyahay.

 Waxaa kaloo iyagana kasoo qaybgalay banaanbaxa dhamaan shucuubta ku hoos nool xukunka wayaalaha oy ka mid ahaayeen qowmiyada axmaarada iyo oromada.

Waxaa banaanbaxa oo si xilkasnima ah loo soo abaabulay hogaamineysay jaalida San-Jose ee Somalida-Ogadenia banaabaxaasoo si guul ah u dhacay.

ONA

 
 

1 Comment

  1. abbdalla says:

    San jose jaaliyadda reer Ogaadeeniya ee ku dhaqan aad ayay ugu mahadsanyihiin waajibkooda ay guteen, run ahaan cadawgu aad buu uga naxay dadka halgankuna way ku diirsadeen
    guulaysta guullana ha idinla jiro

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay