Doorashadii Etghiopia oo 100% Ku shubteen Woyaaanuhu iyo

Mucaaradkii oo Hubka Qaaday

Taliska Ethiopia ee Woyanaha ayaa ku dhawaaqay Doorashadii ka dhacday Dalka Ethiopia. Waxayna sheegeen in dhamaan kuraastii Baarlamaanka oo ka koobnaa 546 kursi ay ku guuleysteen Xisbigha TPLF/EPRD.

Waxayna doorashadan kaga gadisantahay tii sanadkii 2010 waxaa Doorashadan ay ku guuleysteen 100% halka doorashadi 2010 uu jiray hal kursi oo nin kamida mucaaradka Ethiopia uu kusoo baxay. Doorashada ka dhacday Dalka Ethiopia ayaa caalamku u arkaa inay tahay ruwaayad uu dhigayo hal shaqsi.

Arrintan oo horey loo filayay waxay soo xoojisay mucaaradka Ethiopia innuu isu badalo Jabhado Qoriga Caaradiisa ku raadiya Xuquuqdooda. Waxaana dalka Ethiopia soo galay Ciidamo aad u tiro badan oo hubeysan. Hoos ka daawo qeybo kamida mucaaradka hubeysan ee la daggaalamaya Ciidamada Woyanaha.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay