Magaala madaxda dalka Kenya ayaa lagu qabtay nin jaajuus ah oo u shaqeeya sirdoonka Woyaanaha, ninkan oo dhibaatooyin maaganaa innuu la beegsado dadka qaxootiga ah ee kasoo qaxay gumeysiga Ethiopia gaar ahaan Shacabka Ogadeniya iyo Oromada.

Xubno kamida jaaliyada Oromiya ayaa gacanta ku dhigay Jaajuuskaas, waxaana loo gacan galiyay Poliska dalka Kenya. Ninkan waxaa lagu qabtay xaafada Eastligh ee ay soomalidu ku badantahay.

Ninkan Jaajuuska Woyanaha ah waxaa la dhex mariyay suuqa illaa Xerada Poliska laga geynayay isaga oo ninkastaaba waxii uu gaadhsiin karo laad ama feedh uu kasii shabacay. Hoos ka daawo muqaal Video ah oo laga duubay ninkaasi.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay