School Ku yaala wadanka Sweden oo laga bixiyay siminaar ku aadan Qadiyada Ogadeniya, Siminaarkan waxaa soo jeediyay Mudane Cabdullaahi Xuseen oo uga waramay ardey aad u tiro badan qadiyada Somalida Ogadeniya iyo tacadiga uu ku hayo gumeysiga Abbysinia shacabka somalida Ogaden.

cabdullaahi Xuseen ayaa laweydiiyay su’aalo aad u tiro badan waxuu sidoo kale ka waramay filimkii The Dictator” iyo sababihii ku kalifay innuu soo duubo filimada qarsoon ee muujinayay xasuuqa lagu hayo shacabka somalida Ogaden.

Hoos ka fiirso sawiro kamida kulankan.

husein1 hussein2 hussein3

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay