Waxaa maalinba maalinta kasii dambaysa siibadana tacadiya ay Ciidanka Woyaanuhu kuhayaan shacabka Itoobita. Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa Itoobiya kadhacay kacdoomo aad utiro badan oo lagaga soo horjeedo xaalada qalafsan ee shacabku kusugan yahay taasoo ay Ciidanka Maxaysatada Woyaanuhu kala hortageen tacadiyo naxariis la’aan ah. Waxaa jeelasha buux dhaafiyay shacab rayad ah oon waxay galabsadeen aysan jirin.

Meelaha dhibaatooyinka kala gadisan loogaystay waxaa kamid ahwadanka Ogadenya oo gumaad wadareed wax lagu tilmaamay ay hadh iyo habeenba kawadaan ciidanka gumaysiga Itoobiya. Hadaba waxaad hoos kafiirisaan samir kamid ah muuqaalada dhabta ah ee marag madoonta ah sida shacabka ay woyaanuhu ugaraacayaan. Sawirkan yay askartu waxay budhaynayaan qaar kamid ah shacab kumudaaharaaday maamulka Itoobiya kataliya kadibna budhka lasaaray shacabkii banaan baxa iskugu yimid. Daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay