Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa sii xoojiyay xidhagyii shacabka Bisha barakaysan ee Ramadaanta. Si shacabka Ogadeniya loo ciqaabo ciidamadu waxay dhulka Ogadeniya ka geystaan xidhay baahsan oo aan lookala aabo yeelayn qof yar, waayeel iyo qof jilicsan toona.

Wakaalada ONA waxaa soo gaadhay shacab lagu xidhay magaalada Garbo, xidhaygan ayaa lagu soo beegay Bilashadii Bisha Ramadaan, waxaana nasoo gaadhay magacayadii dadkii lagu xidhay magaalada Garbo.

Mawliid Xassan Shurgi iyo Rabiic Maxamed Sanwaa ayaa la xidhay taariikhdu markay aheyd 20 June 2015 maalin uun kadib markii soonka la bilaabay.

Waxaa sidoo kale kusoo dhacaya Wakaalada ONA shacab deegaamo kala gadisan oo kamida Ogadeniya lagu xidhay bishan.

ONA

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay