Sannad guuraddii 27 aad ee JWXO iyo Saudi Arabia
Waxaa magaalada Al-Hasa ee dalka Sacuudiga xalay ka dhacay lagu qabtay riwaayad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada OYSU faraca Sacuudiga oo wacdaro aan runtii qoraal lagu soo koobi karin oo dhamaan ka yaabiyey bulshaddii goobta isugu timid ka dhigay masraxa.
Runtii waxan odhan karaa xalay looma kala hadhin munaasabaddan oo loogu magacdaray xuska sannad guurada ee JWXO ee Al-hasa, bariga Saudi Arabia.
Warka ku saabsan munaasabadaa iyo riwaayadda oo faafaahsan ayaan gadaal ka soo qori doonaa inta ka horeysa qayb ka mid ah sawiradii ka daawo halkan ..
ONA.
6 Comments
alxoriya fiddariiq inshaa Allaaaaaaah,
wax kasta waxuu leeyahay calaamado lagu aqoon sado xoriyadii Ogadenia waxaa udaliil ah sida dadkeedu ukacay, dal iyo dibadba. guuleysta wallee dabaqoodhi gumeysi doone asagaa og meeshuu gali ina Iley iyo dabadhilif yadoo dhan hawsha ay gumeysiga u hayaan waa gabaabsi eegga
assallaa mucaleey kum warax matulaahi wabarakaatahu ammaabacdi
aad iyo aad ayaad ugu mahad san tahiin dadaalkaka maaan shaa allaah man shaa alaa
waa saban sansaakii xornimo soo ud gahayaayee.
saligii rasuul kaan maroo waasad faraweeynee.
sunihiyo salaadeenu waa sad faraweeynee.
siiradii rasuulikii iyo jidkii waan kusoconaayee
seefteenu weey xoogantahey ee waranka soo feeysta
saacidadu weey fiicantahey maalka sadaqeeysta.
sidii sayid mahamed uu tagey silac maweeydaanee.
sayid kiyo ismaciil miraa koofil soodilyee
kuma seexan sool iyo sanaag saan cadaha gaale.
subaxduu bir bira soo galuu seef ku weerayee
sooyaalka taariikhdu waa sadara waaweeyne.
waxa ku xigey waa ina sitaad 77 kii yee.
somalida waaa lagu saladey koox sar qaama ahee.
soo celiya sum cadaan laheeyn reer sucuudigayee
maan shaa alaah waan idiin hanbal yaaynayaa walaala yaaal hawsha aad qabateen
Ciid mubaarak aad iyo aad ayaan usalaamayaa raga iyo dumarka somaalida reer ogaadeenia ee sida wanaagsan umuujiyay sida ay u taageersan yihiin halganga xaqa ah ee kasocda ogaadeenia guushu waa in aynaan marnaba kadaalin taa geerada halganka waad mahad san tihiin
guulaysta!