sucuudiWadanka Sacuud Carabiya ayaa sheegay in gantaal lagaga soo riday dhanka Yemen oo ku dhacay xadkooda uu kaga dhintay hal askari mid kalana uu ku dhaawacmay.

Jabhadda dalka Yemen ee lagu magacaabo Xuutiyiinta ayaa si joogta ah gantaalo ugu rida agagaarka xadka dalka Sacuudi Carabiya uu la leeyahay dalka yaman tan iyo markii ay diyaradaha sucuudigu bilaabeen in ay hawada ka duqeeyaan meelaha ay haystaan jabhadda Xuutiyiinta.
ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay