burundiMaalinimadii Jimcaha ee ay bishu ahay July 26, 2015 waxaa weerar ku qaaday magaaladda leego oo ka tirsan gobalka Sh.hoose xooxo ka tirsan Al-shabaab waxayna sheegteen in halkaas ay ku dileen 60 Askari oo ka tirsanaa ciidamada Burundi oo saldhig ku lahaa dagmadaas.

Xarakada Al-shabaab oo warsaxaafadeed ka soo saarey maalinimadii Sabti ah waxay ku sheegeen inay gacanta ku hayaan maydadka 60 Askari oo ka mid ah kuwii ay shalay ku dileen saldhigga AMISOM ee Leego.

Afhayeenka ciidamada Dalka Burundi, Jen. Gaspard Baratuza ayaa sheegay in tiro ka badan 50 Askari oo ciidamadooda ka mid ahaa lagu dilay weerarkii ay ku soo qaadeen Al-shabaab.
ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay