Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay qabatay Laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo looga shakinsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Afhayeen u hadlay dawladda Kenya ayaa sheegay in labada nin ay u dhasheen wadanka Tanzaniya waxayna rabeen in ay tababar siiyaan haween dagan magaaladda xadka kutaala oo lagu magacaabo Isibania oo ka tirsan gobalka Migori kadibna ay ka dhigaan xagjirayaal una gudbiyaan al-shabaab ayuu yiri.

Afhayeenka wuxuu kale oo uu sheegay in ay xidheen 6 nin oo somali ah oo looga shakiyey in ay xidhiidh la leeyihiin Al-shabaab

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay