500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.
500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka.
Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa hogaamiyayaasha dhalinta Africa.
4 ka mida dhalintaasina waa Soomaali .
Khadiija Ciise Faracade oo ka mida ddhalinyaradaasi ayaa Falastiin Axmed Iimaan uga warantay qorshaha ay ku yimaadeen Maraykanka.
Xigasho VOA somali
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.