Qabriodahare oo kamida goobaha shacabka Somalida Ogadeniya aad loogu waxyeeleeyo ayaa caado u ah in si maalin la ah shacabka Qabridahare loogu geysto xidhay wadareed, jidh dil iyo tacadiyo joogto ah.

Wariyaha ONA ee magaalada Qabridahare ayaa hadaba ONA usoo gudbiyay magacyadii dadkii lagu xidhay  Qabridahare taariikhdu markay aheyd 20/6/15.

Magacyadii
1 Cabdi cali mahdi
2 Naasir mahadi
3 Nimco mahdi badal
4 Haybis mahdi badal
5 Cibaado mahdi badal.

Sida caadada u ah guemysiga Ethiopia qofka Jeel in lageeyo waa dhib yartahay inse lasii daayo waa adagtahay waxaana suurto gal ah in jeelka qofku ku jiro 10 sanadood isaga oo aan loo sheegin sababta loo soo xidhay iyo cida soo xidhay toona.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay