Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Somalida ee aadka loodhagaysto ayaa kahadlay dhibaatada qarankii Soomaaliyeed maanta haysataa ineey Itoobiya sabab utahay. Sheekhu wuxuu kutilmaamay Gumaysiga Itoobiya cadawga koobaad ee umada Somaliyeed. Muxaadaran oo wakhti badan kasoo wareegtay xiligii uu Sheekhu sameeyay ayaad moodaa in maanta xaalada Somaliya kahadlayso. Hadaba Dhagaysi wacan muxaadaradii Sheekh Musdhafe.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay