Ogaden Community Association (OCA) ayaa barnaamij mudo Bilo ah qaatay soo afjaray midkaas oo ay ka qeyb qaateen dhalinyarada da’yarta ahi: dhainyaradu waxay ka shaqeynayeen cilmi baadhis lagu baadi goobayo sinaanta helida adeega Caafimaad ee Magaalada London. Barnamaijkan ayaa lagusoo afmeeraya Xaflad loo qabanayo dhalinyaradii kasoo shaqeysay cilmi baadhistan

midkaas oo lagu soo bandhigi doono Xogtii ay da’yartu soo heshay ee la xidhiidhay Sinaanta Helida Daryeelka Caafimaad ee London.

Waxaa kale oo Xafladan lagu soo bandhigi doona Filim laga sameeyay sinaanta Adeega Caafimaad ee London.

Xafladan ayaa loogu baaqaya Bulshada inay kasoo qeyb galaan Sabtida 08/08/2015. Saacada 5 – 7 PM. Goobta Waa Jaaliyada Ogaden ee London (16 Merrick Road, UB2 4 AU)

Xafladan waxaa kasoo qeyb gali doono Haayadaha Caafimaadka ee London, Xildhibaano kamida Baarlamaanka iyo Masuliyiin kamida Dagmooyinka magaalada London.

Hoos ka fiirso Fiirso Filim Hordhac ah iyo Ogeysiiska Xafladan

YP4BH

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay