Magaalada Seattle Washington ee dalka Maraykan ka ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynihii 5aad ee urur weynaha OYSU,shirweynahan oo ay kasoo qayb galeen dhammaan urur hoosaadyada OYSU ee ka howl gala W/America  ayaa socon doona maalmahan waxaana lagu gorfayn doonaa waxqabadka ururka iyo horay usocodsiinta halganka

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay