Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in Sabtidii lasoo dhaafay ooy taariikhdu ahayd 18/7/2015, uu dagaal ku dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo iskaashanayaan kooxda Maxaysata Hawaarinta.

Waxay wararku  sheegayaan in dagaalkan oo si kadis ah loogu weeraray ciidanka Gumaysiga Itoobiya uu ahaa mid culus oo khasaare badan loogu gaystay ciidanka itoobiya. Waxaa tan iyo hada laxaqiijiyey in dagaalka Gumaysiga lagaga dilay 6 askari 7 kalana lagaga dhaawacay.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay