Jaaliyadda Ogadenya ee bariga Sucuudi Carabiya ayaa qabatay munaasabad lagu xusayay sanadguurada 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenya,Xusakan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan JWXO iyo dhammaan shacabka Ogadenya ee ka shaqaysta ama dagan wadanka Sucuudiga.

Halkan ka daawo

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay