Seattle: Shirweynihii 5aad ee Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia ee waqooyiga Mareykanka oo lagu qabanayey magaalada Seattle ee gobolka Washington ayaa galay maalintii saddexaad.

Shirka maanta oo ah mid ay albaabadu uxidhan yihiin ayaa waxa loogaga hadli doonaa arrimo farabadan oo ay kamid yihiin dodo cilmiyeysan, aqoon isweydaarsi iyo qorshaha waxqabadka mustaqbalka ururka OYSU.

Shirka maanta ayaa waxaa lagu martiqaaday xubno kasocda qaar kamid ah ururada samafalka iyo kuwa xuquuqul insaanka.

Halkan hoose ka daawo

 

Abdirahman Hollywood

Seattle, WA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay