Studio yaha Ilays TV ee carriga Maraykanka ayaa waraysi dheer oo meelo badan taabanaya la yeeshay aqoonyahanada weyn ee Soomaaliyeed Safiya Cabdirude oo ah aqoonyahanad kunool wadanka Maraykanka si buuxdana u garab taagan halganka loogu jiro xoraynta Ogadenya.

Safiya Cabdirude oo kasoo jeeda Gobollada Dhexe ee Soomaaliya siiba gobolka Galguduud waxay kamid tahay gabdhaha Aqoonyahanka ah ee hadh iyo habeen usoo jeeda sidii mar kale dib loogu heli lahaa Jamhuuriyada Soomaaliya oo cudud iyo sharafba leh. Waxayna aad ugu hami weyntahay ineey mar uun aragto Gayiga Soomaaliyeed oo wada xor ah gacmahana is haysta.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay