jeel ogadenCiidamada Gumeysiga Ethiopia oo xadhig baahsan ka wada dhulka Ogaden ayaa lagusoo waramaya inay boqolaal shacab ah ku xidheen dhulka Ogaden Bishii July. Dadka Shacabka ah ee la xidhay oo marar kala gadisan Warbaahinta ONA soo gudbisay waxaa nasoo gaadhay Magacyo cusub oo kamida dadkii lagu xidhay deegamada Garbo, Lagahida, iyo dhagaxbuur anaga oo helnay dad kor u dhaafaya 20 qof oo kamida dadkaas jeelasha gumeysiga loo taxaabay.

27/7/15 Dagmada Garbo waxay ciidanka wayaanuhu ku xidh xidheen dadka kala ah
1 cabdiraxmaan maxamuud cabdulaahi
2 cabdiqafaar cali cali cabdi wiyil
3 samsam maxamad muxumad
4 ardo cabdi sahal
5 maxamad cabdi daahir
6 maxamuud maxamad xayle
7 cabdinuur maxamad xaaji
8 faysal cabdi galool
9 nasri maxamad cabdi
10 khadra maxamad sh axmad.

25/7/15 Dagmada Lagahida ee Gobolka Nogob waxay ciidanka wayaanuhu ku
xidh xidheen dad shacab ah oo aad ubadan waxaana magacyadooda ka helnay
dadka kala ah


11 cabdi muxumad bare
12 maxamad habane
13 cadir dhuux bare
14 saynaba caafi cali

24/7/15 Dagmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar waxaa lagu xidh-xidhay dadka kala ah


15 maxamad wali cabdulaahi
16 c/madoome maxamad eeraan
17 layla muxumad galool
18 bishaar daahir xagal
19 cabdi cade maxamad.

23/7/15 dagmada Sagag ee Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu
xabsiga utaxaabeen nin shacab ah oo lagu magacaabo

24. Xassan Cali.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay