Shir xasaasi ah oo diirada lagu saarayo arrimaha Geeska Afrika ayaa qaybtiisa kowaad lagu qaban doonaa malinta Arbacada ee bishu tahay 07/09/2011 magaalada Washington DC.
Shirkan oo ay kasoo qayb gali doonaan madax ka kala socota labada aqal ee looga arimiyo dalka Maraykanka ayaa sidoo kale waxaa ku wehilin doona Saraakiil sare oo ka socota wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka. Waxaa kaloo kasoo qaybgali doona aqoon yahano khibrad dururgsan u leh arrimaha cakiran ee Geeska Afrika.

Shirka waxaa si wada jir ah usoo qaban qaabiyay Machadyada kala ah :
1- Wilson International Center
2- The Alliance for Peacebuilding
3- Institute for Horn of Africa Studies and Affairs

Wilson International Center waa urur caalami ah oo dhex-dhexaad ah arimaha caalamkana ku soo dhex jiray 43 sano. Wuxuu ku caan noqday inuu horumariyo fikradihii Madaxwene Welson si la’isgu xidho afkaaraha wanaagsan ee la aaminsan yahay iyo siyaasada caamka ah, si wax looga qabto arimaha jooga iyo mustaqbalka aynu hiigsanayno.

Waa Xarun dunida qadarin ku leh oo arimaha hoose ee Washington una dhuun-duleela oo lagu amaano fikrado iyo halabuur caafimaad qaba oo dhex-dhexaad ah.

Ururka Alliance for Peacebuilding (AfP) ayaa ah is-bahaysi kulmiya ururo kala duwan iyo khubaro aqoon leh oo ka wada shaqeeya sidii looga hirgalin lahaa dunida dacaladeeda nabadgalyo waarta oo shaqayn karta.

Machadka IHASA (Institute for Horn of Africa Studies and Affairs) ayaan akhristaha ku cusbeyn oo marar badan ka soo shaqeeyay shirar caalami ah oo lagaga hadlayo arimaha Geeska Afrika gaar ahaan Ogadenya. Machadka IHASA wuxuu ku dadaalaa siduu u horumarin lahaa nabdda, cadaaladda, sinaanta iyo horumarka wuxuuna ka shaqeeyaa sidii loo abuuri lahaa dawlad hagaagsan iyo in la yareeyo dagaalada iyo xurgufaha joogtada ah ee gobolkaa dhibaateeyay.

Barnaamijka iyo ajendaha shirka ayaa sidan u dhici doona;

WEBS OF CONFLICT AND PATHWAYS TO PEACE
IN THE HORN OF AFRICA:
TOWARDS A REGIONAL STRATEGY

WEDNESDAY, SEPTEMBER 7, 2011
9:00AM-1:00PM IN THE 5TH FLOOR CONFERENCE ROOM

AGENDA

9:00am-11:00am PANEL ONE: PRESENTATION AND RESPONSE TO HORN OF AFRICA CONFLICT MAPPING DOCUMENT

9:00am-9:20am Introductions

Michael Van Dusen, Vice President, Woodrow Wilson International Center for Scholars

Melanie Greenberg, President and CEO of the Alliance for Peacebuilding

Hamse Warfa, President, Institute for the Horn of Africa Studies and Affairs (IHASA)

Moderator:
Steve McDonald, Director of the Africa Program and the Project on Leadership and Building State Capacity, Woodrow Wilson International Center for Scholars

9:20am-9:40am Presentation of the Conflict Mapping Paper

Paul Williams, Associate Professor of International Affairs and Associate Director of the Security Policy Studies Program, George Washington University

9:40am-9:50am Response from United States Policy Perspective

Deborah Malac, Director, Office of East African Affairs, US Department of State

9:50am-10:00am Response from European Union Policy Perspective

François Rivasseau, Minister-Counselor, Deputy Head of Delegation, Delegation of the European Union to the USA

10:00am-10:10am Response from an African Policy Perspective

Amir Osman, Senior Policy Analyst, Open Society Institute (Invited)

10:10am-11:00am Question & Answer Session

11:00am-11:10am Coffee Break

11:10am-1:00pm PANEL TWO: A PROPOSED US REGIONAL STRATEGY TOWARDS THE HORN OF AFRICA

11:10am-11:20am Introduction of Panelists
Moderator:

Chic Dambach, Chief of Staff, Congressman John Garamendi

11:20am-11:35am Conflict Resolution at Local and Regional Levels

David Shinn, Former Ambassador to Burkina Faso and Ethiopia, and Adjunct Professor at George Washington University

11:35am-11:50am Governance Reform

Alan Goulty, Senior Scholar, Woodrow Wilson International Center for Scholars

11:50am-12:05pm Food Security

Julie Howard, Food for Security, United States Agency for International Development

12:05pm-12:20pm Economic Integration

Bernard Harborne, Conflict Advisor, World Bank

12:20pm-1:00pm Question & Answer Session

Washington/ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay