Ogaden Tv oo soo bandhigay barnaamij aad u qurux badan+Daawo Video
Tv-ga caalaamiga ee Ogaden Tv oo ka howl gala dalkaas Maraykanka siiba gobolka Mennisota ayaa soo bandhigay barnaamij aad u qiimo badan oo salaamo iyo bogaadin loogu dirayo ciidanka qalabka sida ee xoreynta Ogadenya.
Barnaamijkan ayuu Ogaden Tv kusoo bandhigay qaar kamid ah muuqaalo muujinaya cududa ciidanka jwxo iyo sida ay u howl galaan .
HALKAN KA DAAWO
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.