11924772_10207648443439198_4836101321093434222_n

Cawaa ayaa ahayad habeen tarikhi ah kadib markii ay tagerayasha iyo xubnaha Jaaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota ay cudud aad u baladhan ku mujiyeen tagerida halgankaOgadenya ee gobanima donka ah ee ay ONLF hogaminayso.

Caqil

11889629_10207125035663690_959717711754231406_n

pic MN

Madash waxaa khudbado dhaxal gal ah ka soo jediyay dhamanba qaybaha kalduwan ee bulshada, sida  Masuliyinta JWXO, Odayada, hooyoyinka, Aqonyahaminta iyo ururada Dhalinyarta intaba.

11888091_10207125033143627_4295414435725341915_n

Hidaha iyo dhaqanka Somalida Ogadenya ayaa ahayd mid aan mesha ka maqnayn oo runtii siwayn logu soobandhigay madasha.

11902277_1486610628302988_7404180981320616064_n

Munasabadan ay JWXO cawa ugu cudud shegatay gumaysiga Ethiopia oo inmuda ahba isku mawelinjiray inay kasbadeen gurbajoogta khasatan Minnesota ayaa runtii gumaysiga kunoqotay dhinbil dab ah canduftodina ay dib uliqeen. Dhanka kale munasabadani waxay farxad iyo damshad u ahayd xubnaha iyo tagerayasha halganka Ogadeya oo aad ugu qancay inuu halgankii Ogadenya uu sii xogaystay oo uumarayo meel lagu fani karo.

11947433_1486610704969647_8212688741677097358_n

Iskuso wadadubo, munasabadan xuskii 31 ee ka soo waregtay asaskii JWXO ee ka dhacday cawaMinneapolis ayaa ahayn mid si guul ah kusodhamatay.

11953215_10207125033223629_5347075756334712510_n

11913975_10207125035583688_8145308035982602799_n

11917680_384931421695875_6007897722593807181_n

11953267_384931411695876_4019297361104573547_n

ONA,

Minnesota.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay