Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa soo tabinaya tacadiyo
aad ubadan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee
soomaalida ogadenia. Warkan oo aan kahelay xarunta dhexe ee JWXO ayaa u qoraa
sidan.17/8/15 Dagmada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan waxaa lagu xidhay 10
oday oo ree Qabridahare ah waxayna odayaashan ergo ugu tageen gacan
yare cabdi ilay iyagoo cabasho kawaday dhibaatooyin kufsi iyo dhac
isugu jira oo ay ciidanka Hawaarintu kawadeen tuulooyinka Toonceelay
iyo iskudhoonlay ee dhaca bariga Magaalada Qabridahare waxaana xabsiga
lootaxaabay 10 oday waxaana magacyadooda helay
1 aadan muxumad cali
2 makhtal cabdulahi caroofi
3 axmad cabdulahi sagal
4 maxamad haadi cumar.

17/8/15 Karinbilcile oo Qabridahare katirsan waxay ciidanka wayaanuhu
kuxidheen dadka kala ah
1 carab cumar sulub
2 liil cabdi shakaal
3 faadumo yuusuf cabdulahi.

18/8/15 Diyaar oo dagmada Dhagaxbuur katirsan waxay ciidanka gumaysigu
xidhay iyo dhac ugu gaysteen dadka kala ah
1 xariir dayib
2 safiya axmad daahir
waxaana laga dhacay 40 neef oo Adhi ah.

18/8/15 Huuraale oo dagmada Dhgaxbuur katirsan waxaa lagu xidhay nin
oday ah oo lagu magacaabo Muxumad cabdulaahi caraale.

17/8/15 Garigo’an oo Nogob katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kuxidh
xidheen dadka kala ah
1 ibraahim cabdi sahal
2 sheekh cabdi shugri
3 maxamad cabdulahi haybe
4 kaltuumo macalim cabdiqaadir.

17/8/15 Birqod oo Jarar katirsan waxay ciidanka cadawgu dhacay iyo
xidhay ugu gaysteen dadka kala ah
1 xaashi cali xaadhe oo 100 sano iyo dheeraad jira waxaa laysugu daray
moora duug iyo xabsi
2 wardi xaashi cali xaadhe
3 khadar xassan mataan
4 ciid cabdi faarax
5 saxardiid cismaan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay