Waxaan halkan iidinku soo gubinaynaa gabay aad u xikmad iyo xiiso badan oo uu Abwaanka weyn ee ree Ogadenya Abwaan Heelaale u tiriyey sanadguurada 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii JWXO.

Abwaanka ayaa gabaygan oo meelo badan iyo taariikho badan taabanaya wuxuu diirada saaray marxaladihii uu halganka Ogadenya soo maray tan iyo waaguu bilowday wuxuuna Abwaanku ku hadal qabsanayaa halgamadii ka horeeyey midkan ay jwxo hogaaminayso maanta.

Gabaygan ayaa qofkii dhagaystaaye in badan ku celceshan doonaa xikmada kujirta awgeed waxaana soo wadnaa haduu eebe idmo gabayo kale oo uu Abwaan ku tiriyey sanadguuradan ee kala soco ONA

ONA/Ifo

HALKAN KA DHAGAYSO

      1. Abwaan Heelaale

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay