Warar lagu kalsoon yahay oo naga soogaadhay wadanka Ogadenya ayaa sheegaya in shacab badan uu Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ku dhibaateeyay meelo kamid ah Gobollada Jarar iyo Nogob. Waxaa 21/8/15 Tuulada Dig oo dagmada Awaare ee Gobolka Jarar katirsan uu ciidanka wayaanuhu kuxidhay dadka kala ah:-
1- Rooda Maxamad Akhtar
2-Sucaad Sheekh Cabdi
3- Fadxi Muxumad Deeq
4- Xassan Maxamad Akhtar
5- Micraaj Shariif Cabdulaahi.

Sidoo kale markay taariikhdu ahayd 21/8/15 dagmada Sagag ee Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu kuxidh
xidheen dadka kala ah:-
1- Shugri Saacid
2- Cabdi Ismaaciil
3- Keenadiid Yuusuf Cade
4- Cismaan Cumar Khaliif.

 

ONA/Ogadenya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay