Banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo kalitalisnimada iyo digtatoriyada ka jirta Itoobiya ayaa ka dhacay gobolka Gamo Gofa,waxaana banaanbaxaas isugu soo baxay shucuubta qasabka lagu maamulo ee doonaysa inay ka hoos baxaan dulmiga iyo cadaadiska TPLF iyo EPRDF,banaanbaxa oo markii dambe isu badalay dagaal rabshado wata hoos ka daawo.

HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay